Kaalmee Imaan: Codsi Hoggaanka DFS, Madaxweyne Gaas iyo Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Kaalmee Imaan: Codsi Hoggaanka DFS, Madaxweyne Gaas iyo Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed (dhegayso)

Imaan Cabdiraxmaan Maxamed waa gabar cudurka kansarka dhuuxa la jiiftaa Cisbitaalka GMC Dhagacadde. Datoor Dhagacadde oo ah dakhtarka gacanta ku haya Imaan ayaa codsanaya in gabadhaas la gacan qabto. Imaan ayaa sidoo kale ayana codsi u gudbisey hoggaanka DFS iyo waliba Madaxweyne Gaas. Caawi walaashaa oo codsiga Imaan hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a903d000401004c81a425a9/caawi_Iimaan+Cabdiraxmaan_JFA_23+Feb+%2718.mp3

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 33aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo)
GALBEEDKA SITTI OO DAGAAL QARAAR MAANTA DIB UGA BILAABMAY
DAN: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 9aad)

Imaan Cabdiraxmaan Maxamed waa gabar cudurka kansarka dhuuxa la jiiftaa Cisbitaalka GMC Dhagacadde. Datoor Dhagacadde oo ah dakhtarka gacanta ku haya Imaan ayaa codsanaya in gabadhaas la gacan qabto.

Imaan ayaa sidoo kale ayana codsi u gudbisey hoggaanka DFS iyo waliba Madaxweyne Gaas.

Caawi walaashaa oo codsiga Imaan hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: