Kaalmee Imaan: Codsi Hoggaanka DFS, Madaxweyne Gaas iyo Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed (dhegayso)

Kaalmee Imaan: Codsi Hoggaanka DFS, Madaxweyne Gaas iyo Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed (dhegayso)

Imaan Cabdiraxmaan Maxamed waa gabar cudurka kansarka dhuuxa la jiiftaa Cisbitaalka GMC Dhagacadde. Datoor Dhagacadde oo ah dakhtarka gacanta ku haya Imaan ayaa codsanaya in gabadhaas la gacan qabto.

Imaan ayaa sidoo kale ayana codsi u gudbisey hoggaanka DFS iyo waliba Madaxweyne Gaas.

Caawi walaashaa oo codsiga Imaan hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • allawcaafi