Ka faa’iideyso mashruuca gunnooyinka dadka jilicsan ee PUNTLAND

Ka faa’iideyso mashruuca gunnooyinka dadka jilicsan ee PUNTLAND

Haddii aad ku nooshahay deegaanada Puntland ee Goldogob, Jariiban, Laasqoray, Qardho Gaalkacyo, Eyl, Garoowe iyo Burtinle, ka faa’iideyso mashruuca gunnooyinka dadka jilicsan oo socon doono muddo 6 bilood ah, aadna ku heli kartid gunno dhan bishii $70 illaa $90, kuna xiran hadba magaalada aad ku nooshahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com