Afhayeenka SSC: “Qof la dhaliilayaa waa qof waxqabtay, qof aan waxba qaban la dhaliili maayo”

Afhayeenka SSC: “Qof la dhaliilayaa waa qof waxqabtay, qof aan waxba qaban la dhaliili maayo”

Afhayeenka SSC Khaatumo, Falaalug: “Kuwa wax dhaliilaya waa kuwo aan goobjoog ahayn, cidda hawsha wadda lama dhaliilayo, bahasha meesha laga soo kaxeeyey illaa Taleex iyo Garoowe agtiisa, illaa hawd dabadiisa, wixii maamul ka shaqaynayey Goojacade ayaanu ku aruurinay, halkaasna waa laga saarayaa.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com