Ka faa’iideyso mashruuca gunnooyinka dadka jilicsan ee GALMUDUG

Ka faa’iideyso mashruuca gunnooyinka dadka jilicsan ee GALMUDUG

Haddii aad ku nooshahay deegaanada Galmudug ee Dhusamareeb, Gaalkacayo, Caabudwaaq, Cadaado iyo Hobyo iyo waliba magaalada Beletweyne ee Gobolka Hiiraan, ka faa’iideyso mashruuca gunnooyinka dadka jilicsan oo socon doono muddo 6 bilood ah, aadna ku heli kartid gunno dhan bishii $70 illaa $80, kuna xiran hadba magaalada aad ku nooshahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com