Juubbaland oo oo qeylo dhaan u dirtay Hay’adaha samafalka (Akhriso)

Juubbaland oo oo qeylo  dhaan u dirtay Hay’adaha samafalka (Akhriso)

Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee maamul goboleedka Juubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee siyaasadda Soomaaliya iyo abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan Jubbaland isagoona faray hay’adaha samafalka in ay kaalmo deg-deg ah lasoo gaaraan dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Hadalkan ayuu ka sheegay xili maanta soo dhaweyn loogu sameeyay isaga iyo Wafdiga uu hogaaminayya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Diiwaanka wararka Radio Daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com