Jubbaland oo soo dhaweysay wafdi UN-ka kasocda

HomeWararka

Jubbaland oo soo dhaweysay wafdi UN-ka kasocda

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Axmed Xasan Cumar ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey wefti uu hogaaminayey Ku

Khayre oo safarkiisa Kismaayo u baajiyay aaska Wasiirkii Dastuurka
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Puntland oo la safatay Ra’isal Wasaare Rooble

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Axmed Xasan Cumar ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey wefti uu hogaaminayey Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya una qaabilsan arrimaha bani’aadanimada ayna qayb ka ahaayeen Safiirka Switzerland ee dalka Kenya iyo masuuliyiin ka tirsan UN.

Waxay booqdeen goobaha ay kusoo xaroodeen dadka xoolihii ay ka dhamaadeen , iyagoo u kuur galayey sida abaartu u saamaysay deegaanada Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: