Jubbaland oo soo dhaweysay wafdi UN-ka kasocda

Jubbaland oo soo dhaweysay wafdi UN-ka kasocda

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Axmed Xasan Cumar ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey wefti uu hogaaminayey Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya una qaabilsan arrimaha bani’aadanimada ayna qayb ka ahaayeen Safiirka Switzerland ee dalka Kenya iyo masuuliyiin ka tirsan UN.

Waxay booqdeen goobaha ay kusoo xaroodeen dadka xoolihii ay ka dhamaadeen , iyagoo u kuur galayey sida abaartu u saamaysay deegaanada Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com