HomeWararka

Jubbaland oo ka hadashay qorshaha Baahinta Maamulka iyo Nin Gabar ku dhaawacay Bosaso oo ay qabteen (dhagayso)

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay qorshe ay ku doonayaan inay ku baahiyaan maamulkooda oo dhowaan ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Juba

Wasiirka Cusub ee wasaaradda waxbarashadda DFS oo xilka la wareegay
Maalinta Caalamiga ah ee soo Afjaridda Tacadiyada loo Geysto Suxufiyiinta oo maanta laga xusayo Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay qorshe ay ku doonayaan inay ku baahiyaan maamulkooda oo dhowaan ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose diyaar garow kusaabsan sidii deegaamada ka maqan gacanta maamulka ay ula wareegi lahaayeen iyo nin gabar ku dhaawacay magaalada Bosaso oo ay ku qabteen magaalada Kismaayo kadib markii halkaasi uu baxday, ninkaasi oo katirsanaa ciidamada Puntland.

Hadaba wasiiru dowlaha madaxtooyada Jubbaland Axmed Cabdiraxman Xasan ayaa arimahasi uga waramay Maxamud Cabdi Ibrahim, waxaana uu marka hore uu ka hadlayaa waxa uu soo kordhin karo ka qaybgalka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee kalfadhiga afaraad ee baarlamaanka Jubaland.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: