Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Mooshinka laga keenay (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan sheekh Aadan oo ka hadlayeey munaasabad ayaa ka hadlay mooshinka ay ka wadaan xildhibaano katirsan Barlamaanka Koonfur Galbeed somaaliya.

Shariif Xasan ayaa sheegay in uu maqlay keliya in mooshin xilka looga qaadayo ay ka wadaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka koonfur Galbeed.

Waxa uu sheegay cidii rabta hoggaanka Maamulka iney qabato in looga baahan yahay iney sugato waqtiga doorashada balse hada aysan wanaagsaneyn in mooshin iyo shirar Maamulka lagu duminayo la abaabulo.

dhegayso codka


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Mooshinka laga keenay (dhegayso)”

  1. Maxamud yare

    Shariif sakiin waa lagu ridin isha allaah waxa badan ayad dhiiga dadka dhuqde waa lagu ridin waxa badan ayaad ninaan waxa kudhibin gadide

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com