ITOOBIYA: Jawar Maxamed & Eskinder Nega oo Xabsiga laga Siidaayey

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

ITOOBIYA: Jawar Maxamed & Eskinder Nega oo Xabsiga laga Siidaayey

Eskinder Nega iyo Jowar Mohamed oo ah laba Siyaasi oo saamayn badan kana soojeeda qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada ayaa dib-u-helay xorriyadoodii kad

Nabadoon Khadar Axmed Mataan oo kamid ah Qurbajoogta udhalatay Dawladda Deegaanka Soomaalida ayaa kormeer ku tagay Ceelbiyoodka laga dhisayo Santarka Gole ee Dagmada Dannood
RW Abiy Axmed oo u yeeray Madaxda Maamulada Soomaalida iyo Canfarta
AFUR WADAREED| Ururka Dhalinyarada ee Hiil-Shacab Afur Wadareed ku qabtay Magaalada Qabri-Bayax

Eskinder Nega iyo Jowar Mohamed oo ah laba Siyaasi oo saamayn badan kana soojeeda qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada ayaa dib-u-helay xorriyadoodii kaddib muddo laba sannadood ah oo ay xabsiga ku jireen.

Raysul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dawladdu dhanka cafiska ay xoogga saarayso kaddib soo gabagabaynta dagaalkii waqooyi ee dalka Itoobiya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: