Site icon Radio Daljir

ITOOBIYA: Jawar Maxamed & Eskinder Nega oo Xabsiga laga Siidaayey

Eskinder Nega iyo Jowar Mohamed oo ah laba Siyaasi oo saamayn badan kana soojeeda qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada ayaa dib-u-helay xorriyadoodii kaddib muddo laba sannadood ah oo ay xabsiga ku jireen.

Raysul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dawladdu dhanka cafiska ay xoogga saarayso kaddib soo gabagabaynta dagaalkii waqooyi ee dalka Itoobiya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Exit mobile version