Iska-horimaad ku dhex maray Balli-hadhac ciidamo kala taageersan hogaanka SSC & maamulka Somaliland.

Balli-hadhac, June 12 – Iska-horimaad la sheegay in uu dhaliyey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ku dhex maray agagaarka bali-hadhac ee gobolka Sool laba ciidan oo kala taageersan hogaanka SSC iyo maamulka Somaliland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com