Iska horimaad kadhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

HomeWararka

Iska horimaad kadhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

Rasaas ayaa xalay laga maqlay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland. Warar kalle duwan ayaa k

Dowladda Itoobiya oo ugu baaqday AMISOM inaysan kabixin Somaaliya
Dowlada Somaaliya oo Heshiis la Gashay Hay’adda ICAO
Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha oo Muqdisho kulan kula yeelatay Safiirka Qatar

Rasaas ayaa xalay laga maqlay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Warar kalle duwan ayaa kasoo baxaya, iyadoo qaar ka mid ah ay sheegayaan ciidamada Puntland inay weerareen saldhig ciidamada Somaliland leeyihiin, halkaasina ay ka bilaabatay madaafiic la is waydaarsaday xalay goor dambe.

Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa isku horfadhiyay deegaanka Tukaraq muddo ka badan lix bilood, iyadoona Somaliland ay la wareegtay bishii sadexaad ee sanadkaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: