Dowladda Itoobiya oo ugu baaqday AMISOM inaysan kabixin Somaaliya

HomeWararka

Dowladda Itoobiya oo ugu baaqday AMISOM inaysan kabixin Somaaliya

Dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqday Ururka Midowga Afrika ee fadhigiisu yahay maagalada Adis abab in Ciidamada AMISOM aysan ka saarin Soomaaliya ilaa q

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland?
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Howlgallo lagula dagaalamayo Al-shabaab oo ka socda Jubbada Hoose

Dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqday Ururka Midowga Afrika ee fadhigiisu yahay maagalada Adis abab in Ciidamada AMISOM aysan ka saarin Soomaaliya ilaa qatarta Al-shabaab laga dhameynayo.

Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Meles Alem , oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Adis ababa Khamiista maanta ay ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Itoobiya ay daneyneyso in Ciidamada AMISOM ay sii joogaan Soomaaliya

Howlgalka Midowga Afrika ayaa waxaa uu dhowr jeer ku baaqay,haddana wadaa qorsha dhimista Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya oo la doonayo in kama dambeys 2020-ka ay ka baxaan Soomaaliya.

Bartamihii October Qaraxyo ka dhacay Muqdisho waxaa ku dhintay dad ka badan 600 Qof,waxaana uu ahaa Qaraxii ugu xumaa ee ka dhaca Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: