In ka badan 24 askari oo lagu dilay dalka Niger

In ka badan 24 askari oo lagu dilay dalka Niger

Ugu yaraan 25 askeri oo ka tirsanaa ciidanka dalka Niger ayaa la dilay, kadib markii koox hubeysan ay weerar ku soo qaadeen xarun milatari.

kooxda hubeysan ayaa sidoo kale la sheeyaa in ay horey u ka xeysteen 60 askeri, sida uu warbaahinta u sheegay sarkaal ka tirsan ciidanka dalka Niger.

Weerarka ayaa ka dhacay xarun ciidan oo aan sidaa uga fogeyn xadka ay wadaagaan Mali iyo Niger.

Xadka ay wadaagaan Wadamada Mali, Niger iyo Burkino Fazo ayaa waxaa mudooyinkan ku soo badanayey weerarada ay geysanayaan kooxaha mintidiinta ah.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com