Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo Saaka Bilaanaya (dhegayso)

HomeWararka

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo Saaka Bilaanaya (dhegayso)

Ku dhowaad 13,000 oo arday oo dhigta fasalka 8aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 12aad ee dugsiga sare ayaa saaka u fariisan doona imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland, kaasi oo ka bilaabanaya guud ahaan gobolada Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa daahfuri doono imtixaankaani. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591c11690d0100ac6ea836f6/Axmed+Saahid+.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)
RW Xamse Barre Oo Mas’uuliyiin Ka Socday UNSOS Kala Hadlay Dagaalka AL-Shabaab

Ku dhowaad 13,000 oo arday oo dhigta fasalka 8aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 12aad ee dugsiga sare ayaa saaka u fariisan doona imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland, kaasi oo ka bilaabanaya guud ahaan gobolada Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa daahfuri doono imtixaankaani.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: