Site icon Radio Daljir

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland oo Saaka Bilaanaya (dhegayso)

Ku dhowaad 13,000 oo arday oo dhigta fasalka 8aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 12aad ee dugsiga sare ayaa saaka u fariisan doona imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland, kaasi oo ka bilaabanaya guud ahaan gobolada Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa daahfuri doono imtixaankaani.

DHEGEYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591c11690d0100ac6ea836f6/Axmed+Saahid+.mp3?_=1
Exit mobile version