RW Xamse Barre Oo Mas’uuliyiin Ka Socday UNSOS Kala Hadlay Dagaalka AL-Shabaab

HomeWararka

RW Xamse Barre Oo Mas’uuliyiin Ka Socday UNSOS Kala Hadlay Dagaalka AL-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taagee

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)
Qarax iyo Rasaas laga maqlayo Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya (UNSOS) Lisa Filipetto.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga ka dhaxeeya Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya, gaar ahaan xilligan ay socdaan hawlgallada iyo dagaalka ay hormuudka u tahay dowladda kuwaasi lagu ciribtirayo dagaalamaayasha AL-Shabaab.
Advertisement

Waxay si gaar ah uga wada hadleen sidii deg deg loogu gaarsiin lahaa adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin shacabka ku sugan deegaannada laga saaray AL-Shabaab ee dhawaan soo galay gacanta Dowladda Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: