Qarax iyo Rasaas laga maqlayo Muqdisho

Qarax iyo Rasaas laga maqlayo Muqdisho

Wararka nagasoo gaaraya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in gordhawyd jug iyo Rasaas laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadi,iyado lo badinayo inuu yahay Qarax ismidaamin ah.

Qaraxa ayaa laga maqlay degmooyinka gobalka Banaadir iyado uuro madow cirka isku shareertay,waxaana la ogayn qaraxaas halka lala beegsaday ,balse warar kala duwan ayaa soo baxaya.

Fah faahinta gordhow ayaan idiin soo gudbinayna insha allah

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com