Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Warbixintii 2aad ee Xaalka Beeraha iyo Beeraleyda Puntland

Dhegaystayaal shalay oo Sabti ahayd Radio Daljir waxaa uu bilaabay baahinta warbixino xiriir ah oo ku saabsan xaalka beeraha Puntland iyo Beeraleeydaba, kuwaasi oo si durugsan uga xog iyo xaal warramaya dullinnada cayayaan iyo duruufaha haysta beeraleeyda.

Warbixintaan oo ah middii labaad oo qayb ka ah taxanayaasha warbixineed ee xaalka beeraha Puntland waxaan ku iftiindoonnaa noocyada dalag ee beeraha Puntland ka soo baxa, siiba intii aysan ku habsan xanuunnada ragaadiyey wax soo saarkii beeraha.

Xasan Heykal ayaa diyaarshay warbixinnadaasi, inoona soo jeediya.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com