Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo Si Rasmi ah Uga Bilowday Puntland (sawirro)

Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo Si Rasmi ah Uga Bilowday Puntland (sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa saaka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Punland.

Guud ahaan magaalooyinka, degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland ayaa waxaa si rasmi ah hadda uga socda imtixaanka fasalada 8aad iyo 12aad oo maanta lagu bilaabay maadamada Tarbiyadda Islaamka.

SAWIRRO BOOSAASO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • abdulahi 7 months

    ilaah haufududeeyo ard

  • Ahmed Adam Labale 7 months

    Masha allaah Guul ayaan urajayn dhamaan ardayda ugariisatay imtixaanka shihaadiga ah ilaahy sw ha ufududeeyo runtii waa marxalad adag guuul

  • maasha allaah alow ufududee imtixaanka oo kadhig kuwo guulaysta dhamaantood

  • guul ayaan u rajaynaya ardada mnt ufariisanaysa examki ilaah wxaan ugar baryeeyna in allah u fududeeyo