Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatum oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta DFS

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatum oo kulan la qaatay  Taliyaha Ciidanka Asluubta DFS

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com