Muqdisho: Wariye xalay lagu dilay qarax

HomeWararka

Muqdisho: Wariye xalay lagu dilay qarax

Allaha u naxariiatee waxaa xalay qarixii maqaayadda Blue Sky ku geeriyooday Agaasimihii Somali Cable Cabdifataax Macalin Nuur Qeys. Sida ay noo xaq

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)
R/W Khayre oo Daah-furay Shir lagu Soo Bandhigayay Dib-u-heshiinta Degmada Marka ee Shabeellaha Hoose

Allaha u naxariiatee waxaa xalay qarixii maqaayadda Blue Sky ku geeriyooday Agaasimihii Somali Cable Cabdifataax Macalin Nuur Qeys.

Sida ay noo xaqiijiyeen ehelkiisa iyo saaxibadiis wuxuu ku sugnaa maqaayadda uu qaraxa ka dhacay gudaheeda.

AUN Qeys waxa uu ka mid ahaa wariyaasha ugu caansan Muqdisho kana soo sahqeeyey warbaahinno gudaha oo badan.

Gordhow lasoco Waraysi ku saabsan qaabku u dhacay qaraxa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: