Madaxweyne Xasan sheekh oo bil fasax ah siyeey qayb kamid ah ciidankii laga keenay Ereteriya.

HomeWararka

Madaxweyne Xasan sheekh oo bil fasax ah siyeey qayb kamid ah ciidankii laga keenay Ereteriya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Ciidamadeenna tababarka ugu maqnaa dalka Ereteriya.

Madaxweyne Qoorqoor oo Gaalkacyo Gaaray
Madaxweynaha Jubbaland oo hay,addaha gargaarka kala hadlay gurmadka Abaaraha
Maxkamadda Ciidmaada Qalabka sida oo dil ku fulisay dhalinyaro ka tirsan Alshabaab (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Ciidamadeenna tababarka ugu maqnaa dalka Ereteriya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: