Hogaamiyeyaasha caalamka oo ka shiraya haraadiga Ururka Daacish.

Hogaamiyeyaasha caalamka oo ka shiraya haraadiga Ururka Daacish.

Waasiirada Arrimaha Dibadda 70 Wadan ayaa isugu yimid shir looga hadlayo qaabka loo wajihi karo haraadiga Ururka Daacish (ISIS)

Shirka ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada Washington ee Wadanka Mareykanka, waana shirkii labaad ee hogaamiyeyaasha Caalamka ay isugu yimaadaan sanadkan gudahiisa.

Kadib markii la dilay hogaamiyihii ISIS Abu Bakar Al-Bakhdadi Beesha Caalamka ayaa diiradda saaraysay sidii loo maareen lahaa maleeshiyadii ururkaasi ee ku sugan Suuriya.
Diiwanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 3 weeks

    CINWAANKU WAA QALAD ARAGTIDAYDA….WAXAAD DHAHDAA BEESHA CAALAMKA OOKA SHIRAYSA WIILASHII YARYARAA EE AY QALDEEN EE AY USOO DIREEN SURIA,CIRAQ,IWM.
    . . . . . . . . …. . .. . . . . . .

    WHAT’s I.S.I.S !?.

    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE 
    S=SERVICES.

    I.S.I.S=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LAEDER ABUBKR ALBAGHDADI ex-Name{ELLIOTE SIMON} 100% HE WAS MOSSAD AGENT & an ISRAELIAN CITIZEN…isn’t Muslims.
    ISIS WAXA UU AHAA URUR LOOSAMAYSTAY IN DIINTA ISLAAMKA LAGU CEEBEEYO,DUNIDA MUSLIMKANA LAGU BURBURIYO,WAXAANA SAMAYSTAY CIA,MI6,MOSSAD,iwm.
    ILAA HADA WAXAY KUGUULAYSTEEN KUWII SAMAYSTAY INAY SURIYA,LIBIA,CIRAQ,KU BURBURIYAAN 75%.LIBIA & SURIYA HA USII DARAADAANE.
    SURIYA ILAAHAY WUXUU USOO DIRAY Mr:PUTIN OO FASHILIYEY ARINKAAS SUURIYANA DIFAACAY HADAANU PUTIN USOO GURMANA MAANTA SURIYA WAXAY AHAAN LAHAYD KHARAABAD,XABAALO AAN WAX MAAMULA KA JIRIN.LKN PUTIN BAA BADBAADIYEY..
    SOMALIYANA WAA KU TARMI LA’YIHIIN ISIS-tu WAA ALXAMDULILLAAH INAYSAN KU TARMIN..WAAYO?DADKII BAA FAHMAY DHEESHA!!!..GAME SIYAASADEEDKA SOCDA!!.KKKKKKK.
    Mr:PUTIN WAA LIBAAX WAA NINKA KU KALA KICIYEY KOOXDAAS & KUWII WATAY EE KA XORAYSTAY SURIYA..WAANA GOODJANICE & GOOD STRATEGY OO RASHIA SI FUDUD U HESHAY. RAASHIYA OO MUDO KU TAAMAYSEY IN BARIGA DHEXE AY SALDHIG KUYEELATO WAY HESHAY TAASINA WAXAY TUSAALE CAD U TAHAY SIYAASADDA CAADIFADA KU SALAYSAN & NACAYBKA EE ZOINEST=YUHUUDU KUSOO HAGAY NATO SI SURIYA LOO BAABI’IYO MAXAASE DHACAY???WAXAAN LA FILAYN OO AH IN RASHIA SI FUDUD SALDHIG UGU YEELATO BARIGA DHEXE OO WALIBA STRATEGY AH KA XAAXAABIHEE
    WAA LAGU DIGTAA RUUX HADUU KUU DARAAN JIREYE….WAXAANA U SAHLAY SIYAASADA INDHAHA LA EE AMERICAN EMPIRE EE BARIGA DHEXE KU WAJIHAN!!!!.EE AY KU SHAQAYSATO WORLD ZOINEST ORGANIZETION WZO.KA XAAXAABIHEE WAA KAAS LIBAAXII PUTIN MEDDETERENIAN-ka SOO FARIISTEE KKKKK NATO-na. WAATAAS XAMAAMTEEDII KA GURATAY.. KKKKKKKKKKKK.DON’T BE SORRY!!!.
    WAXAY KA MID TAHAY SIYAASADA INDHA LA’AANTA AH EE GALBEEDKA MADAXDOODA HAYSATA.TRUMP HA UGU HOREEYEE.
    KGB-dii SOO ROGAAL CELI.