Duqayn diyaaradeed oo kadhacday gobolka Bari

HomeWararka

Duqayn diyaaradeed oo kadhacday gobolka Bari

Diyaarado dagaal ayaa shalay gelinkii dambe duqeeyey saldhig looga shakisanyahay inay leeyihiin Al-shabaab iyo Daacish oo ku yaala deegaano hoostaga g

DALJIR SPORTS NEWS |MARTIDA MAANTA CABDIFATAAX AXMED MAXAMED (dhegayso)
Raila Odinga oo aqbalay go’aankii Maxkamadda Sare ee la xiriiray doorashada
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Diyaarado dagaal ayaa shalay gelinkii dambe duqeeyey saldhig looga shakisanyahay inay leeyihiin Al-shabaab iyo Daacish oo ku yaala deegaano hoostaga gobolka Bari.

Duqaymahan ayaan ilaa iyo hadda laga helin wax fahfaahin ah, balse sarkaal dhanka amniga oo katirsan Puntland ayaa warbaahinta Daljir u sheegay in lagu dilay lix ruux.

Mareykanka oo inta badan fuliya duqaymaha noocan oo kalle ah ayaan wax war ah kasoo saarin.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Mustafa noor 5 years ago

    Berigii hore argagixisada waxay odhan jirtey dawlda puntland waxay ku dhuuntaan
    Buraha calmadow ee hoostaga gobolka sanaag.lakiin maraykanka ayaa soo bandhigay inay nimankaasi joogaan oo xoog ku leeyihiin bariga shishe wixii loo gaadho calula iyo qandla.
    Markaa ha la joojiyo marinhabaabinta iyo been abuurka.

DISQUS: