Halkee ayuu ku dambeeyay xaalka kaluumaystadii Bosaaso ee horay looga raray suuqa Negfish (dhegayso)

Halkee ayuu ku dambeeyay xaalka kaluumaystadii  Bosaaso  ee horay looga raray suuqa Negfish  (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Iskaashatada kaluunka ee Wadajir ee degmada Bosaaso Muuse Cali Muuse ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir maanta waxa uu uga hadlay xaalada kaluumaysatada Bosaaso iyo halkii uu ku dambeeyay balanqaadkii dowladda ee ahaa dhismaha Marsadii kaluunmaysada ee Bosaaso maadaama horay looga raray suuqii hore oo ay kaluumaysatadu ku ganacsan jireen.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay guddoomiye kuxigeenka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com