Waddooyinka magaalada Bosaaso oo xiran iyo Isimada gobolka Bari oo dowladda hoose baaq udiray (dhegayso)

Waddooyinka magaalada Bosaaso oo xiran iyo Isimada gobolka Bari oo dowladda hoose baaq udiray (dhegayso)

Garaad Bootaan Garaad Ismaaciil oo maanta nagu soo booqday istudiayaha Daljir ee magaalada Bosaaso ayaa sheegay in inta badan wadooyinka magaalada Bosaaso ay gooyeen biyaha roobka, dadka iyo gaadiidkana ay aad isgu dhiban yihiin.

dowladda hoose ee degmada Bosaaso ayauu ugu baaqay in arintan ay wax ka qabato dibna ay ugu celiso dowladda Canshuurta ay dadka ka qaado.

Gnacsiga magaalada ayaa hakad galay,waxana wadooyinkii suuqa soo galayay xiray biyihii roobka ee ka soorogamaday dhanka buuraha.

Hadaba Garaad Bootaan waxa uu arimahaasi oo dhan uga waramay wariye Faadumo Deggan Daahir oo Bosaaso ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com