Halkee ayuu ku dambeeyay xaalka kaluumaystadii  Bosaaso  ee horay looga raray suuqa Negfish  (dhegayso)

HomeWararka

Halkee ayuu ku dambeeyay xaalka kaluumaystadii Bosaaso ee horay looga raray suuqa Negfish (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Iskaashatada kaluunka ee Wadajir ee degmada Bosaaso Muuse Cali Muuse ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir maanta waxa u

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo lagu soo dhaweyeey Sucuudiga
Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo Garoowe tababar uga furay Saxafiyiin.

Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Iskaashatada kaluunka ee Wadajir ee degmada Bosaaso Muuse Cali Muuse ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir maanta waxa uu uga hadlay xaalada kaluumaysatada Bosaaso iyo halkii uu ku dambeeyay balanqaadkii dowladda ee ahaa dhismaha Marsadii kaluunmaysada ee Bosaaso maadaama horay looga raray suuqii hore oo ay kaluumaysatadu ku ganacsan jireen.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay guddoomiye kuxigeenka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: