Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo lagu soo dhaweyeey Sucuudiga

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo lagu soo dhaweyeey Sucuudiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2019 (Sawiro )
Somaliland MP Caanoboodhe predicts civil war and exodus from Burco and Hargeisa
Madaxweynaha Puntland oo Hadda kaga qayb galaya Garowe munasabad lagu sagootinayo Arday Deeq waxbarasho helay (Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya.

Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Riyaad ku soo dhaweeyay Madax ka socotay Baarlamaanka Sacuudiga, Sii-hayaha Safaarada Soomaaliya ee Sacuudiga iyo saraakiil ka tirsan safaarada.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqasho rasmi ah Ku tagay Boqortooyadda Sacuudiga ayaa kulamo miradhal ah la qaadan doona dhigiisa dalkaas Dr Cabdullaahi bin Maxamed bin Ibraahim Aala Sheekh, iyaga oo wada hadalladooda diirada ku saari doona wadashaqeynta labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: