Gurmadkii u horeeyay ee kasocday Soomaaliland oo Muqdisho ku wajahan

HomeWararka

Gurmadkii u horeeyay ee kasocday Soomaaliland oo Muqdisho ku wajahan

Wafdi kasocday maamulka Soomalailand ayaa saaka kasoo ambabaxay magaalada Hargaisa. Wafdigaan ayaa wadda Gargaar ay ugutalagaleen dadkii ay saamays

CAAWA & DALJIR | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO
Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xaladda Naafadda Somaliyeed (dhegayso)
Heshiis laga gaaray colaaddii degaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud (dhegayso/sawiro)

Wafdi kasocday maamulka Soomalailand ayaa saaka kasoo ambabaxay magaalada Hargaisa.

Wafdigaan ayaa wadda Gargaar ay ugutalagaleen dadkii ay saamaysay fatahaadii wabiga Shabeelle.

Deeqda ayaa waxaa si wada jir ah u soo uruuriyay Culimada iyo shacabka ku nool deegaanada Soomaaliland.

Xubnaha ka socda Somaliland ayaa sheegeen in ay wadaan lacag ka badan lix boqol oo kun oo dollar (600,000$) oo ay ugu talo-galeen fatahaadihii sannadkan ku dhuftay magaalada Baladweyne.

Weftigan waxaa hogaaminayay  Sheekh Maxamed Cali Geeddi oo horeyna uga mid ahaa waftigii ay Somaliland u dirtay Muqdisho wakhtigii ay abaaruhu ku dhufteen koonfurta Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: