Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xaladda Naafadda Somaliyeed (dhegayso)

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Xaladda Naafadda Somaliyeed (dhegayso)

Xildhinaada Golaha shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo qaybiyey hindise sharciyeedyada dhismaha hay’adda Naafada, wax ka badalka sharciga hanti dhowrka guud ee dalka kaasoo hore ay ugusoo gudbisay xukuumada soomaaliya. Wariye Amino Ladan Axmed Cali ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9d34710101000032388c08/warbixin+Amina+ladan+kulanki+parlamaanka.mp3

Ra’iisul Wasaare Rooble oo casho Sharaf loogu sameeyay Cadaado
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka SSC Khaatumo “Waanu soo afjaray duulaankii Somaliland ee gobolada SSC”

Xildhinaada Golaha shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo qaybiyey hindise sharciyeedyada dhismaha hay’adda Naafada, wax ka badalka sharciga hanti dhowrka guud ee dalka kaasoo hore ay ugusoo gudbisay xukuumada soomaaliya.

Wariye Amino Ladan Axmed Cali ayaa Warbixintan Muqdisho kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: