Duqa Garoowe oo shaaciyeey Jidad laga hirgalinayo Caasimadda (dhegayso)

Duqa Garoowe oo shaaciyeey Jidad laga hirgalinayo Caasimadda (dhegayso)

Shir jaraa’id uu ku qabtay Caasimadda Puntland ee Garoowe duqa Cusub Axmed Barre ayuu ku shaaciyeey maanta 4 Waddo laami ah oo laga hirgalin doono magaaladdas,isago sheegay in shacabka loga bahanyahay inay ka qayb qaatan hormarka degmadda.

Warbixintan Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com