Heshiis laga gaaray colaaddii degaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud (dhegayso/sawiro)

Heshiis laga gaaray colaaddii degaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud (dhegayso/sawiro)

Odayaal ka kala yimid Muqdisho, gobolada dhexe, Somaliland iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku guulaystay in lasoo afjaro colaadda u dhaxaysay labada beelood ee ku dagaalamay deegaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud.

Heshiiskan ayaa soo afjaraya colaadda oo noqotay mid muddooyinkii ugu dambeeyey kajirtay deegaanka oo dhimasho, dhaawac iyo khasaare hantiyadeed gaysatay.

Wariyeyaal katirsan Daljir ayaa booqday deegaanka heshiiska kadhacay, Maxamed Xasan Dhallo ayaa warbixintaan kasoo jeedinaya magaalada Caabudwaaq.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com