Gurmadkii lagu taakulaynayay dadkii uu saameeyay wabiga Shabeelle oo wali socad (dhegayso)

HomeWararka

Gurmadkii lagu taakulaynayay dadkii uu saameeyay wabiga Shabeelle oo wali socad (dhegayso)

Wali waxaa socda gurmadkii loo samaynayay dadkii ay saamaysay fatahaada wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne. fatahaadaasi intii ay bilaabatay de

Qoyska Adduunka Ugu Tirada Badan iyo Noloshooda Gaarka ah (Muuqaal)
Somaliland oo xaqiijisay qofkii labaad ee u geeriyooday Coronavirus
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Wali waxaa socda gurmadkii loo samaynayay dadkii ay saamaysay fatahaada wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne.
fatahaadaasi intii ay bilaabatay deeqo gurmad aruurineed ayaa ka bilowday gudaha dalka iyo meelo kamid ah dibada.

Puntland ayaa kamid ah meelaha deeqaahaasi gurmad laga uruuriyay iyadoo haatan wajigii labaad ee qeeq urrintaasi ay gaartay magaalada Baladweynde.

wafdiga Puntland waxa ay isgu jiraan Culimaa’udiin iyo Wasiiro.

Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo kamid ah guddiga Puntlabd ee gaaray magaalada Baladweyne ayaa wariye Xasan Heykal waxa uu waydiiyay gurmadkooda halka uu gaaray ilaa iyo haatan iyo gar gaar uruurinta socota.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: