Burkino Faso: Waxaan soo badbaadiney Dumar la addoonsanayey

HomeWararka

Burkino Faso: Waxaan soo badbaadiney Dumar la addoonsanayey

Ciidamada dowladda Burkina Faso ayaa sheegay inay dileen 32 maleeshiyo oo ka tirsanaaa kooxaha argagixisada, kadib howlgalo ka dhacay Waqooyiga wadank

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland: “Dalka waa lagu soo duulay ee ha la ogaado!”

Ciidamada dowladda Burkina Faso ayaa sheegay inay dileen 32 maleeshiyo oo ka tirsanaaa kooxaha argagixisada, kadib howlgalo ka dhacay Waqooyiga wadankaasi.

”’Howlgalka koowaad ayaa ka dhacay keynta Yorsala, waxaana ku dilnay 24 maleeshiyo, iyadoo aan ka soo bad baadinay dumar fara badan oo ay adoonsanayeen ayuu yiri”’ sarkaal u hadlay ciidanka Burkina Faso .

Sarkaalka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in siddeed kale oo mintidiin ah ay ku dileen magaalada lagu magacaabo Bourzanga.

Burkina Faso ayaa mudooyinkan waxaa ka jiray xiisad dagaal oo u dhexeysay dowladda iyo kooxo mintidiin ah.

Dhawaan waxaa weerar gaadmo ah lagu dilay 40 qof oo u shaqeenayey shirkadda macdan qodista ee Canada.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: