Gudoomiye Jawaari oo Khudbad Kajeediyaay Kalfadhigii Barlamaanka Jubbaland (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye Jawaari oo Khudbad Kajeediyaay Kalfadhigii Barlamaanka Jubbaland (dhegayso)

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan jawaari oo maanta furay kalfadhigii Afraad ee barlamaanka jubbaland ayaa ka hadlay arrimo kal

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (DHEGAYSO)
Wacaal Darey ah: Bosaaso oo lagu qabtay lix xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan jawaari oo maanta furay kalfadhigii Afraad ee barlamaanka jubbaland ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo ku adan xaladda dalka iyo Kalfadhiga Barlamaanka Jubbaland.

Gudoomiyaha ayaa sheegay ugu horreyn in xaaladda adag ay so mareen Barlamaanka Jubbaland ,isago sheegay in muhiim tahay in lala shaqeeyo xildhibanada Barlamanka Jubbaland oo xili adag shaqaynaya.

dhegayso khudbada Jawaari

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: