Guddoomiye Degmo oo Yaxaas Guursadey (Sawirro)

HomeWararka

Guddoomiye Degmo oo Yaxaas Guursadey (Sawirro)

Duqa magaalada Mexico City oo ah caasimada dalka Mexico ayaa qaaday talaabo la yaab leh oo caalamka ka fajacisay kaddib markii uu guursaday Yaxaas haw

Wasiirka Caafimaadka oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19
Galmudug oo bilowday dayactirka Wadooyinka Dhuusamareeb (Sawiro)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Duqa magaalada Mexico City oo ah caasimada dalka Mexico ayaa qaaday talaabo la yaab leh oo caalamka ka fajacisay kaddib markii uu guursaday Yaxaas haweeney ah.

Arintan la yaabka leh ayaa waxaa loo sameeyey xaflad weyn iyadoo aroosada Yaxaasada ah loo soo xiray taajka loo xiro aroosyada.

Kooxaha muusika ayaa Yaxaasada Amiirada ah ku soo wareejiyey qeybo ka mid ah magaalada Mexico City, iyadoo xiran dhar qurxoon taasoo ka yaabisay dad badan, iyadoo ugu dambeyn lagu mehriyey duqa magaalada.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: