Guddoomiye Degmo oo Yaxaas Guursadey (Sawirro)

HomeWararka

Guddoomiye Degmo oo Yaxaas Guursadey (Sawirro)

Duqa magaalada Mexico City oo ah caasimada dalka Mexico ayaa qaaday talaabo la yaab leh oo caalamka ka fajacisay kaddib markii uu guursaday Yaxaas haw

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la dhameeyo khilaafka DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)
70-Qof oo wadanka Suuriya ugu geeriyooday weerar gaas loo adeegsaday (sawiro)
Gen William Zana“Ciidanka Mareykanka diyaar ayay u yihiin in ay ka jawaabaan xaaladda Itoobiya”

Duqa magaalada Mexico City oo ah caasimada dalka Mexico ayaa qaaday talaabo la yaab leh oo caalamka ka fajacisay kaddib markii uu guursaday Yaxaas haweeney ah.

Arintan la yaabka leh ayaa waxaa loo sameeyey xaflad weyn iyadoo aroosada Yaxaasada ah loo soo xiray taajka loo xiro aroosyada.

Kooxaha muusika ayaa Yaxaasada Amiirada ah ku soo wareejiyey qeybo ka mid ah magaalada Mexico City, iyadoo xiran dhar qurxoon taasoo ka yaabisay dad badan, iyadoo ugu dambeyn lagu mehriyey duqa magaalada.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: