HomeUncategorized

Gudoomiyaha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya oo la dooranayo.

Muqdisho, Jan 22 2017-Xarunta kumeel gaarka ah ee aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, sida horeyba loogu balansanaa.

Dawlada imaaraadka oo soo kiraysatay Khubaro dhanka la dagaalanka burcad badeeda ah.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_07
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Oct, 19, 2016 – Wariye Cabdullaahi Yare Studio Daljir Gaalkacyo

Muqdisho, Jan 22 2017-Xarunta kumeel gaarka ah ee aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, sida horeyba loogu balansanaa.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa saakay lagu wadaa in ay ku xaadiraan xarunta ay ka dhaceyso Doorashada, maadaama ay codeynayaan.

Gudiga u xil saaran qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Mudane Dhega-juun ayaa sheegay maanta in ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Aqalka Sare aadna ay ugu diyaar garoobeen.

16 Musharax ayaa u taagan qabashada Xilka Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya 7 ka mid ah waxa ay u tartamayaan Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad, halka 2 ka mid ah ay u tartamayaan Xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare, 7 kalena waxa ay u tartamayaan Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka labaad.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: