Guddoomiye Sanyare: “Waxa saaran baabuurta ma badna, laakiin qalbgi Puntland ayaa saaran” (daawo)

Guddoomiye Sanyare: “Waxa saaran baabuurta ma badna, laakiin qalbgi Puntland ayaa saaran” (daawo)

Guddoomiye Sanyare: “Ma dhici doonto in ganacsatada Gaalkacyo ay hantidooda haystaan ciidamadii la dagaalamayay Argagixisadana ay gaajo ubqtiyaan, Walaahi bakhaarda waan raranaynaa idinkoo taagan, Walaahi Xawaaladaha iyo Shirkadaha inaysan shaqayn doonin, hadii aan lag qeyb qaadan taakulada ciidamada, Ganacsatooy dagaal baan kulajiraan Argagixisada hadii aydaan dagaalkaas nagala qeyb qaadan qasab ayan hantida idiinkaga qaadaynaa”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com