MAANHADAL: Amniga Gaalkcyo & Ciribtirka Argagixisada Al-shabaab (dhegayso)

MAANHADAL: Amniga Gaalkcyo & Ciribtirka Argagixisada Al-shabaab (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ayaa todobaadkan lagu toogtay 18 ka mid ah Al-shabaab, kadib markii ay qirteen inay dilal horey uga fuliyeen magaalada Gaalkacyoa ee xarunta gobolka Mudug, sidoo kallena isla maxkamadda ciidmaada Puntland ayaa dil ku xukuntay 7 nin oo lagu helay koonfurta Gaalkacyo ka fulin jiren dilalka iyo qaraxyada iyo mid sideedaad oo xabsi daa’in lagu xukumay.

Haddaba Gaalkacyo oo horay usoo martay marxalado dagaalo sokeeye oo dhiig ku daatay iminka waxay kujirtaa marxalad ka duwan oo waxay iskaashi xoog badan oo dhanka amniga iyo wadashaqayn uu dhexmarayaa maamulada Puntland iyo Galmudug, haddaba side Gaalkacyo horay ugu sii socon kartaa meesha ay hadda joogto?

Maxmuud Cabdi Ibraahin ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com