Guddoomiye Muudey oo Jawaari ku eedeyeey Buuqi hareyeey Kalfadhigii Barlamaanka (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye Muudey oo Jawaari ku eedeyeey Buuqi hareyeey Kalfadhigii Barlamaanka (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya Cabdiweli Muudey oo Shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa ka hadlay sababta uu maanta u baqday

Wasiirki hore Kaluumaysiga Puntland oo Garoowe ku geeriyooday
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xaawo Axmed Maxamuud Daljir Garowe (dhegayso)
Turkiga Masuuliyin kasocda oo Booqday degaanka Goobweyn (Sawiro)

Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya Cabdiweli Muudey oo Shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa ka hadlay sababta uu maanta u baqday kalfadhigii barlamaanka iyo Ciidamaddi qabsaday Xarunta.

Muudey ayaa sheegay in Xarunta ay la wareegeen Ciidamo ka amar qaata Jawaari,isagoo sheegay in wixii maanta kadhacay xarunta Barlamaanka uu jawaari kadambeeyo,wuxuu kale oo uu sheegay in jawaari uu ku xadgudbay Xeerhosaadka Barlamaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: