Site icon Radio Daljir

Guddoomiye Muudey oo Jawaari ku eedeyeey Buuqi hareyeey Kalfadhigii Barlamaanka (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya Cabdiweli Muudey oo Shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa ka hadlay sababta uu maanta u baqday kalfadhigii barlamaanka iyo Ciidamaddi qabsaday Xarunta.

Muudey ayaa sheegay in Xarunta ay la wareegeen Ciidamo ka amar qaata Jawaari,isagoo sheegay in wixii maanta kadhacay xarunta Barlamaanka uu jawaari kadambeeyo,wuxuu kale oo uu sheegay in jawaari uu ku xadgudbay Xeerhosaadka Barlamaanka.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac4d345050100fadc83e1dd/MUUDEY+.mp3?_=1
Exit mobile version