Guddoomiye Mursal & Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoowe ku kulmay

HomeWararka

Guddoomiye Mursal & Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoowe ku kulmay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoyga uu ka daganyahay Magaaladda Garoowe Ku qaabilay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam. Kulanka labada Masuul ayaa daarana is xog waraysi xaaladda dalka iyo Arrimaha doorashooyinka dalka,waxaana si qotodheerleh looga hadlay Arrimaha dalka.

Howlgalka Midowga Yurub ayaa Agab Ciidan Ku Wareejiyay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS
Qardho Wiil dhalinyaro Galin Waa Shaqaysta Galina Waxbu Bartaa Warbixin (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo: ”Waxaad tihiin kuwa aan dooneyno in ay asaas u noqdaan ciidamo hanta amniga dalka ”(dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoyga uu ka daganyahay Magaaladda Garoowe Ku qaabilay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Kulanka labada Masuul ayaa daarana is xog waraysi xaaladda dalka iyo Arrimaha doorashooyinka dalka,waxaana si qotodheerleh looga hadlay Arrimaha dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: