Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka sare

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan xubno wafdigiisa ka mid ah.

Garoowe Madaxweynaha Puntland ayaa saacadihii ugu dambeyeey kulamo kala duwan la qaadanayeey Madaxda ka qayb galaysa shirka Berrito oo arbaca ah ka furmaya Caasimadda Puntland ee Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com