Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo oo ka hadlay Amniga Bandiradley (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo oo ka hadlay Amniga Bandiradley (dhegayso)

Guddoomiye ku Xigeenka Degmadda Gaalkcyo dhinaca Galmudug maxamed Cali Xirsi oo Waraysi sinayeey Radio Daljir aya ka hadlay Kormeer uu ku tagay Bandiradley,iyo xaaladda Amni ee degmadaas.

Wuxu sido kale ka hadlay Xarun lagu wax lagu baro Caruurta Agoonta,isago sheegay in saaka in la fasaxay 14 berri dhamaan dugsiyadda degaanka Bandiradley ee gobalka Mudug,cabsi laga qabo Cudurka Caronavirus.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com