Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo oo ka hadlay Amniga Bandiradley (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye ku xigeenka Gaalkacyo oo ka hadlay Amniga Bandiradley (dhegayso)

Guddoomiye ku Xigeenka Degmadda Gaalkcyo dhinaca Galmudug maxamed Cali Xirsi oo Waraysi sinayeey Radio Daljir aya ka hadlay Kormeer uu ku tagay Bandir

Hogaamiyaha TPLF oo dib ugu soo laabtay magaaladii dagaalka looga saaray
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo safar ku maraya gobolada DAAWA & LIIBAAN

Guddoomiye ku Xigeenka Degmadda Gaalkcyo dhinaca Galmudug maxamed Cali Xirsi oo Waraysi sinayeey Radio Daljir aya ka hadlay Kormeer uu ku tagay Bandiradley,iyo xaaladda Amni ee degmadaas.

Wuxu sido kale ka hadlay Xarun lagu wax lagu baro Caruurta Agoonta,isago sheegay in saaka in la fasaxay 14 berri dhamaan dugsiyadda degaanka Bandiradley ee gobalka Mudug,cabsi laga qabo Cudurka Caronavirus.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: