Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka oo dhuusamareeb gaaaray

HomeWararka

Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka oo dhuusamareeb gaaaray

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa waxaa ay gaareen Maga

Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada Ee Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Yaraynta Faqriga iyo Horumarinta Waxbarashada
Sarkaal Alshabaab u Goostay iyo Ciidankiisii oo La Soo Bandhigay (Sawirro)
Faahfaahin: Qarax Khasaare geeystay oo ka dhacay Paris

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb,halakas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Weli lama cadeyn u jeedka safarka ay ku tagtay Guddoomiye Xaliimo yareey Magaalada Dhuusamareeb oo maalmaha soo socda uu ka furmi doono shir u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda iyo dowlad Goboleedyada kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ah waxaa ay ku eedeeyeen inay dowladda hadda jirta la dooneyso muddo kordhin,kadib markii ay dalbatay in muddo 13 Bilood ah ay doorasho ku qaban karaan guddigooda.

Guddoomiyaah Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulankii Golaha ee shalay ka sheegay inaysan aqbaleyn doorasho dadban,waxaana uu ka jawaabayay Go’aankii kasoo yeeray Madaxda dowlad goboleedyada ee ku shiray

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0